by admin | Mar 11, 2019 | SomaliPress Release
Wasiirka Macdanta iyo Bartoolka ee X.F.Soomaaliya oo Kulummo Mira dhal ah la yeeshay dhigiisa dalka Turkiga, Shirkado iyo Hay’ado kala duwan.
by admin | Mar 8, 2019 | SomaliPress Release
Wasiirka Batrolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa xusay in ku talagalka dawladdu yahay in sida ugu macquulsan loo baaro shidaalka loona soo saaro, si ay uga faa’iideystaan bulshada Soomaaliyeed. Dhinaca kale...
by admin | Mar 8, 2019 | SomaliPress Release
Wasiirka Batroolka & Macdanta JFS Mudane Abdulrashiid Mohamed Ahmed ayaa shirkaan la galay DEIK oo ah guddiga u qaabilsan dhaqaalaha dibedda (Foreign Economic Relation Board) ee dalka Turkiga. Related