Wasiirka Wasaaradda Batroolka oo ka qeybgalay Bandhigga Ganacsiga

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdirashid Maxamed Axmed Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdirashid Maxamed Axmed ayaa ka qayb galay Bandhigga Ganacsiga...

Wasiirka Batroolka JFS oo la kulmay Dhigiisa Dalka Sudan

Wafdi balaaran uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Eng Cabdirashid Maxamad Axmed ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray caasimadda Dalka Sudan, Magaala madaxdiisa Khartuum halkaas oo uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalkaasi. Wasiirka iyo...